Sunday, June 25th, 2017
.

Xaguu marayaa xaalka doorashada gudoonka baarlamaanku..?

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Maanta waxaa Muqdisho ka dhici doonta doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, iyadoo musharraxiinta ay ugu cad cadyihiin  labada musharax ee kala ah Jawaari iyo Cabdirashiid Xidig.

Lama oga waxa kasoo bixi doona doorashada gudoonka baarlamaanka balse labada musharax ayaa aad isugu dhow.

Waxaan sidoo kale wali cadayn in labada musharax ee ugu cad cad mid kamid ah uu u tanaasuli doono midka kale bale waxaa si wayn isha loogu hayaa in labada musharax ay maanta oo arboco ah kala bixi doonaan.

Inkastoo dadka qaarkood ay filayeen in uu Xidig tanaasula arrintaasi maysan dhicin ilaa iyo hada.

 

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS




About us: