Monday, August 21st, 2017
.

TOP: maxaa sababay Guuldarada Xidig ee G/baarlamaanka…?

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Falanqaynta la xidhiidha sababaha keenay in uu xildhibaan Xidig ku guuldaraysto xilka Gudoomiyaha baarlamaanka ee Soomaaliya ayaa waxaa la sheegayaa in ay keeneen dhowr arrimood oo kal ah;

  1. Gudoomiyihii hore ee hadana marlabaad ku guulaystay xilka oo calaaqaad wanaagsan la samaystay xubnaha baarlamaanka.
  2. Beesha daarood oo marnaba aan diyaar u ahayn in ay waydo jagada Ra’isulwasaaraha hadii ay waydo jagada madaxwaynaha.
  3. Taageero la aan kaga timid dhanka maamulada Soomaalia taasi oo sababtay in uu waayo codad badan oo uu ka heli lahaa maamul goboleedyadaasi.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS





LIKE US ON FACEBOOK