Monday, August 21st, 2017
.

Sida ay u dhacayso Doorashada Guddoomiyaha BFS oo La ogaaday

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Xildhibaada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u diyaar garoobaya sidii ay u soo dooran lahaayeen Maanta Guddoomiyaha Cusub Golaha Shacabka Hogaamin Doona Afarta sano ee soo socota.

Xildhibaanada ayaa Musharraxiinta xilka Guddoomiyaha  u taagan ugu codeyn doona Qaab qarsoodi ah waxaana sii kordhaya is xulufaysiga ay wadaan Musharraxiin Qaar oo doonaya in hadii Mid laga guuleysto uukan kale u olaleeyo.

Doorashada ayaa noqondoonta Codeenteeda Cod hal dheeri ah in loogu badin karo Musharrax Uu taagan Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS





LIKE US ON FACEBOOK