Wednesday, April 26th, 2017
.

Mareykanka oo ka Digay in loo Safro Soomaaliya

,
Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa muwaadiniinteeda ugu digtay inay ka fogaadaan inay u safraan dalka Soomaaliya sababo la xiriria dhaqdhaqaaqyada weli socda ee kooxda Al-Qacida xiriirka la leh ee Al-Shabaab.

Wasaaradda waxa ay sheegtay in muwaadiniinta Mareykanka ay ka warhayaan halista afduub ee ka jirta guud ahaan Soomaaliya, oo ay ku jiraan Puntland iyo Somaliland.

Waxay wasaaradda sheegtay in Soomaaliya aysan ku oolin safaarad Mareykanka oo muwaadniinta caawin karta.

Digniintan cusub ayaa baddeleysa tii wasaaradda ay horey usoo saartay ee ku taariikheysneyd 24 May 2016.

Digniintan ayaa lagu sheegay in si gaar ah ay halis argagixiso uga jirto goobaha dadka ay isugu yimaadaan iyo meelaha ay dadka Reer Galbeedka tagaan oo ay ku jiraan garoomada diyaaradaha, hoteelada iyo meelaha laga dukaamaysto.

Waxaa sidoo kale muwaadiniinta Mareykanka looga digay inay ku safraan meelo ku dhow xeebaha Soomaaliya sababo la xiriira halista kooxaha burcad badeedda Soomaaliya.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)



ADS

WARARKII HORE

DEG DEG: Al-Shabaab oo goor dhow isaga baxaya deegaan Muhiim ah…(Waa maxay sababtu?)

April 26, 2017
Wararka inaga soo gaaray Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay sheegayaan in Al-Shabaab laga qabsaday Deegaan Muhiim ah. Deegaanka Al-Shabaab ...

DAG DAG: Turkiga oo xabsiyada dhigay in ka badan 100 oo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha Afgambi…(Akhriso)

April 26, 2017
Dalka Trukiga ayaa Xabsiga u taxaabay habeenimadii Xalay boqolaal reer Turki ah oo lala xidhiidhinayo in ay ku ...

Xaasaska Saraakiisha Al-Shabaab iyo Carruurtooda oo Amar Deg deg ah la dul dhigay

April 26, 2017
Taliska Booliska Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu soo saaray Amar ku socda Xaasaska iyo Carruurta ay ...

Akhriso Mooshinka: Golaha Shacabka Oo Heshiiska Ciidamada Ku Timaamay Firkad Shishiiye, Kuna Taliyay 7 Qodob…

April 26, 2017
Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya oo dood ka yeeshay mooshin ay soo gudbiyeen guddiga difaaca ...

XOG XASAASI AH: RW Khayre oo deg deg loogu yeedhay iyo Baarlamaanka dowlada dhexe oo ku dhagan…

April 26, 2017
Guddoonka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u kulan gaar ah ugu yeeray Raisulwasaare Khayre kulankaas oo ka dhici ...

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya Duqayntii Turkigu ka sameeyay dalalka…

April 25, 2017
Weerarkii duqaynta ahaa ee ay diyaaradaha dagaalka ee dalka Turkigu ka gaysteen Mucaaradka Kurdiyiinta ee ku kala sugan ...

Duqayn ka Dhacday Qaybo ka Mid ah Gedo…

April 25, 2017
Wararka naga soo gaadhaya gobolka Gedo ayaa wuxuu sheegayaa in duqayn xoogan ay oo dhowr gantaal loo adeegsaday ...

DAG DAG: Guddiga Difaaca Baarlamaanka Federalka ah oo Diiday Qorshaha Dhismaha Ciidanka

April 25, 2017
Guddiga difaaca ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay qorshaha dhismaha ciidamada qaran ee Soomaaliya ee dhowaan ay isku ...

DAG DAG: Xaafada Islii oo uu ka socdo loolankii ugu adkaa MP Yusuf Hassan oo la sheegay in uu….(MUST WATCH)

April 25, 2017
Xaafada Islii ee magaalada Nairobi ayaa waxaa maanta ka socday ol-olihii ugu cuslaa iyadoo maalinta bari ah ay ...

Liiska Lix Wasiir oo isha ay ku hayaan howshooda Madaxwayne Farmaajo iyo Ra’iisulWasaare Khayre (Akhriso)..

April 25, 2017
Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal xoogan ugu jirta iney iska ilaaliso masuq maasuqa haraadiyay Soomaaliya sanadihii ugu dambeeyay. Ilo Wareedyo ...