Friday, May 26th, 2017
.

Madaxweyne Cosoble oo lagu dhegan yahay (Maxaa Cusub?)

,
Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Xili Madaxawaynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullahi Casoble uu Safar shaqo ku joogo Magaalada Baladweyn Ee Xarunta Gobolka Hiiraan islamarkaana uu wado qorsho uu hanaanka maamulkiisa kaga dhaadhicinayo Ugaaska Beesha Xawaadle ayaa waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinayo Madaxweyne Cosble.
Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Cadoow oo ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa sheegay in socdaalada uu Madaxweynaha Maamulkaasi ku bixinayo Gobolka Hiiraan ay tahay mid aanu shaqadiisa ahayn balse taas bedelkeed looga fadhiyay in uu soo Magacaabo Golaha Wasiirada Maamulkaasi.
Xildhibaanaka ayaa intaa ku daray in aysan suura gal ahayn in ay isha ka fiirsadaan Hanaan Kaligii Talisnimo u muuqda islamarkaana dadka Soomaaliyeed ay ogolyihiin kaliya Heshiis iyo Nidaam.
Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa looga fadhiyaa in uu dhawaan soo Magacaabo Golahiisa Wasiirada iyadoo si weyn looga sugayo Magacaabista.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)



ADS

WARARKII HORE

XOG: Ramaadaan goorma ayaa lagu wadaa bisha Shacbaanse waa meeqaa caawa….?

May 25, 2017
Maxkamadda Sare ee dalka Sacuudiga ayaa goor dhowayd shaacisay maalinta uu bilaabanayo soonka bisha Ramadaan ee sanadkan. Maxkamadda sare ...

Jubbaland oo ku dhawaaqday Go’aan aysan ku farxin DF (Akhriso)…

May 25, 2017
War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland ayaa lagu sheegay in maamul goboleedka Jubbaland go’aansatey inaan la aqbali karin ...

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay ee Ismiidaamintii ka dhacday Boosaaso…

May 23, 2017
Weerar Ismiidaamin ah ayaa waxa uu ka dhacay Bartamaha Magaalada Boosaaso, gaar ahaan bar kontorool oo Ciidamada Booliska ...

DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo khudbad taariikhi ah ka jeediyay dalka Jabuuti..

May 23, 2017
Madaxwaynaha dowlada federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo booqasho ku tagay dalka Jabuuti ayaa wuxuu uga ...

XOG XASAASI AH: Sheekh Shariif oo Muqdisho u yimid xil loo magacaabayo…

May 23, 2017
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib doorashadii ...

DAG DAG: Argagixiso 19 qof dishay 50 kalena ku dhaawacday magaalada….

May 23, 2017
Weerar la sheegay in ay soo qaadeen dad Argagixiso ayaa waxaa ku dilay  19 qof 50 kalena ku ...

XOG: Maxaadan Ogayn oo hadda ka socda Villa Soomaaliya (akhriso)…

May 23, 2017
Warar goor dhow naga soo gaaray xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa ka soconaya kulan aad u xasaasi ...

WAR DEG DEG: Qaar ka mid ah Goddoomiyaasha Degmooyinka G/banaadir oo xilka laga qaaday..(OGOW SABABTA)

May 23, 2017
Warar goordhaw ku soo dhacay Warqabadkeena Muqdisho ayaa sheegaya in la diyaariyay warqadaha xil ka qaadista qaar kamid ...

DAAWO Dhacdo Murugo iyo Yaab leh: Gabar Reer Hargeisa oo Jeclaatay wiil GABOOYE ah iyo Waxii ay la Kulantay

May 23, 2017
Rooda Mukhtaar Yuusuf oo ku nool Hargeysa, ayaa qoyskeedu jir dil u geysteen kadib markii ay si qarsoodi ...

DAAWO: Haweenay Soomaaliyeed oo sheegtay in uu ninkeedii Guursaday inay iyaduna nin kale Guursatay…Subxaanalah..

May 22, 2017
HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA