Sunday, June 25th, 2017
.

Madaxwayne C/wali Gaas Oo Ku Sugan Qandala Go’aan culus uga dhawaqay..(ogow go’aanka)

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

madaxweynaha puntland Ayaa Ku Sugan Degmada Qandala Ee gobolka Bari Halkaasi Oo Dhawaan Ciidamada Puntland Ka Qabsadeen Kooxda Daacish Tageero Ka Haystay.

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas Waxaa Uu ka Hadlay Socdaalkiisa Degmada Qandala Oo Uu Sheegay inay Tahay U Kuur Galida Xaalada Degmada.

Waxaana Uu Socdaal Ku Maray Guud Ahaan Degmada Qandala Amaankeeda Wakhtigani oo uu sheegay inay tahay mid laysku Halayn Karayo.“

Madaxweyne Gaas Ayaa Ku Dhawaaqay Inay Xarunta Ciidamada Bada puntland Noqon Doonto Dadkaasina Aysan ka Walwali Karayn Amaankooda Iyo Inay Kooxda kusoo noqoto Halkaasi.

Madaxweynaha Ayaa Mid Mid Ula Kulmay Saraakiisha Ayaanka Qandala Oo Dhawaan Ka Qabsaday Kooxda uuna Balan Qaaday Abaal Marin In Lasiinayo.

Halkan Riix Ka Dhagayso

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS




About us: