Tuesday, February 28th, 2017
.

DHAGEYSO XASAASI: Guuleed Oo Si La Yaab leh Uga Hadlay Xilka Qaadistii Maanta Lagu Sameeyay

Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Cabdikiriin Xuseen Guuleed oo ah Madaxweynihii Maanta waayey Kalsoonidii Baarlamaanka Galmudug ayaa si deg deg ah uga hadlay Xilka laga qaaday.

Waxa uu sheegay Xildhibaano aan qaab sharci umarin ay Kulan iskugu yimaadeen Magaalada Cadaado islamarkaana uusan aqbali doonin Xilka laga xayuubiyay.

Cabdikiriin Guuleed ayaa sheegay in gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug uu shirka hogaamineyn,Xarunta lagu shirayay aysan aheyn meeshii Baarlamaanka saldhiga ka dhigteen,Fasax oo Shaqada Baarlmaanka ku jiro awgeed ay sharci daro tahay wixii maanta ka dhacay Cadaado.

Waxay umuuqataa in Is jiid jiid kale ay siyaasada Galmudug gashay iyadoo madaxweynihii Xilka laga qaaday uu diiday Xilka laga xayuubiyay.

Halkan Riix oo dhagayso codka

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)






WARARKII HORE

DAG DAG DAAWO: Dab kale oo goordhow ka bilowday Suuqa Bakaaraha iyo Warar sheegaya in.

February 27, 2017
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dab dib uga kacay suuqa bakaaraha la soo wariyay iyadoo gaadiidka ...

Madaxweyne Farmaajo oo laga hor istaagay inuu booqdo Suuqa Bakaaraha iyo Nabad sugida oo heshay in la qorsheeyay

February 27, 2017
Warar naga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in madaxwayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo laga hor istaagay inuu booqasho ...

DHAGAYSO: DFS Oo Ammar Dag-dag ah Siiyay Maamulka Somaliland kadib markii…

February 27, 2017
Xildhibaan Sakariye  Maxamed Xaaji Cabdi oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa ugu ...

PuntLand oo Halis ugu jirta Afgambi iyo CabdiRaxmaan Faroole oo Siyaasad xoogan la ciyaaraya Madaxweynaha…

February 27, 2017
Ciidamo qabiil ayaa maanta Xanibaad ku soo rogay xarunta Barlamaanka Puntland ee Garoowe xili uu cidlo ahaa oo ...

SAWIRO: Qarax Xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Khasaaraha ka dhashay oo…?

February 27, 2017
Wararka inaga soo gaaray Isgoyska Ex Control Afgooye ayaa waxa ay sheegayan in goor dhow halkaasi uu ka ...

DHAGAYSO: Odawaa iyo Amb Ameeriko oo kamid noqon doona Xukudda Ra’iisulwasaare Khayre iyo Beelaha heli doon..

February 27, 2017
Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wadatashiyo la leh xildhibaanada si uu u waydiisto codka ...

Madaxwaynaha DF oo bog cusub ufuray Soomaaliya isagoo noqday Madaxwaynihii ugu horeeyay ee Xadhiidh la yeesha…

February 27, 2017
Dowlada Cusub ee Soomaaliya ayaa si wayn u adkaynaysa xadhiidhka ay la leedahay dalalka carabta iyadoo madaxwayne Maxamed ...

WAR DAG DAG AH: Dagaal culus oo caawa ka socda Boosaaso (Yuu u dhexeeyaa?)

February 26, 2017
Wararka caawa ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaal culus uu ...

DAAWO: Sheekh si kulul uga hadlay xadhiga coldoon kuna tilmaamay S/land dowlad fashilantay..

February 26, 2017
Sheekh aadan Siiro oo ah sheekh caan ah oo Soomaaliyeed ayaa wuxuu si kulul uga hadlay xadhiga wariye ...

DAAWO: Madaxwayne Farmaajo oo dadka soo xasuusiyay Xiligii Kacaanka “Ciqaabtan ayuu mari doonaa Masuulkii”

February 26, 2017
Madaxwaynaha Dowlada dhexe Soomaaliya ayaa sheegay inay qasab tahay in lasoo celiyo nidaamkii xiligii kacaanka kaas oo dadka ...