Monday, August 21st, 2017
.

DEG DEG: Jawaari Oo Noqdey Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqday guddoomiyaha golaha shacabka, kadib markii Wareeggii Koowaad uu ku guuleystay cod aad u badan.

Jawaari ayaa helay 142 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow Cabdirashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.

Weli lama shaacin natiijada, xildhibaannada ayaa sawaxan bilaabay, waaana socda damaashaad aad iyo aad u sarreeya.

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS





LIKE US ON FACEBOOK