Tuesday, March 28th, 2017
.

DAG DAG DHAGAYSO: Madaxwaynaha Jubbaland oo u yeedhay Xildhibaanada Laba Aqal ee kasoo jeeda Jubbaland (WAA MAXAY SABABTU?)

,
Published on January 3, 2017 by   ·   No Comments

Madaxwaynaha maamulka jubbland mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Kismaayo uga yeedhay Xildhibaanada labada Aqal ee dhowaan lagu soo doortay Magaalada Kismaayo ee xarunta ku meel gaadhka ah ee maamulka Jubbaland.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaanada oo maalmihii Dambe ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa maanta tegaya Magaalada Kismaayo halkaas oo ay kulamo kula qaadan doonaan Madaxweyne Axmed Madoobe.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Xildhibaanadan waxa hogaaminaya Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Jubbaland Gen. Fartaag oo hadda ah senator ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

Sababta uu Axmed Madoobe ugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ayaa lagu sheegay inay tahay inuu kala hadlo shaqsiga ay codka siinayaan, Maadaama ay dhow dahay Doorashada Madaxweyaha Soomaaliya.

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO CODKA

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)



WAR DAG DAG AH

WARARKII HORE

SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo caawa ka degay Magaalada Cummaan…

March 28, 2017
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa ka degay Garoonka diyaaradaha magaalada Cammaan ee dalka Jordan, halkaasoo uu ...

XOG DAG DAG AH: Meeqo Xildhibaan ayaa taageersan Wasiirada, Meeqo ayaana kasoo horjeeda..?

March 28, 2017
Golaha Wasiirada DF Soomaaliya ayaa la filayaa in beri oo arbaco ah la horgeeyo barlamaanka Soomaaliya,  waxaana caawa ...

WAR XIISO BADAN-DAAWO: Maxay tahay talaabada uu qaaday Ra’isilwasaare Kheyre ee Shacabka Soomaaliyeed ay aad ugu farxeen…?

March 28, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf ...

DAAWO: Sir culus oo fashil ah oo laga sheegay Hanti dhowrka guud ee Soomaaliya iyo Cidii ka danbaysay Sexeexa….

March 28, 2017
Wariyaha caanka ah ee Daahir Calasow ayaa wuxuu ka sheekeeyay cida ka danbaysay sexeexa lala galay shirkada DPworld ...

DHAGAYSO: Madaxwayne Gaas oo si yaab leh uga hadlay Wasiiradda Cusub.. ?

March 28, 2017
Madaxweynaha maamulka Puntland CabdiWelli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay golaha wasiirada cusub ee xukuumada iyo qaabkii lagu ...

Arrin la ogaaday: Suurtagalnimada In Madaxweyne Farmaajo uu Dalka Ku Qabsado Awood Milatari…

March 28, 2017
Waxaa muddooyinkii ugu dambeeyay soo baxayey hadal hayn aad iyo aad u ballaaran islamarkaana ku saabsan in madaxweynaha ...

DAG DAG: Saddex qof oo ku geeriyootay Muqdisho ka dib Miino ay Aasayeen oo ku Qaraxday…

March 28, 2017
Faah-faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Xalay saqdii dhexe ka dhacay gudaha wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho.   Qaraxa ...

Madaxwayne Farmaajo oo Goordhow u Amba baxaya Safarkii Labaad Muddo Isbuuc ah iyo Xageebuu ku sii Wajahanyahay..?

March 28, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow u amba baxaya Dalka Jordan . Madaxweynaha Soomaaliya ...

Xogtii ugu dambeeyay ololaha kalsooni raadinta Xukuumada iyo Madaxweynaha oo ku biiray

March 27, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay dalka ayaa xalay ku biiray ...

XOG: Farmaajo, Kheyre iyo gudoomoiye Jawaari oo kulan dag-dag ah uu u socdo..

March 27, 2017
Wararka aan ka heleyno Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayan in Hadda kulan deg deg ah oo Albaabada ...