Friday, September 22nd, 2017
.

DAAWO: Ciidanka wadooyinka Soomaaliland oo howl gal culus ka wada wadooyinka (ogow sababta)

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Ciidanka ilaalida wadooyinka iyo anshaxa darawaliinta ayaa waxay wadooyinka gobolka awdal ka wadaan howl gal kii ugu balaadhnaa iyagoo dhamaanba istaajinaya gaadiidka maraya wadooyinka isla markaasna waafajinaya shuruucda wadooyinka.

Ciidankan oo kaashanaya booliska ayaa waxay baadhitaano ku samaynayaan dhamaanba gaadiidka si loo ilaaliyo amaanka wadooyinka isla markaasna sharciga loogu qaado darawaliinta wada gawaadhi dayacan ama xawaare dheeraad ah ku socda.

Waxaa sidoo kale howl galkan weheliyay gawaadhida turuska dheer leh ee xamuulka oo laga jarayo turuska.

HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS




LIKE US ON FACEBOOK