Sunday, January 22nd, 2017
.

Cabdikariin Guuleed oo Dag Dag uga hadlay go’aankii Xilka qaadistiisa

,
Published on January 10, 2017 by   ·   No Comments

Daqiiqado Kadib Markii qaarkamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulan ay ku yeesha Cadaado Kalsoonidii laga laabatay Madaxwayanha Maamulkaas Cabdikariin Guuleed, ayaa waxaa durba ka hadlay talaabadaasi Madaxweynaha Xilka laga qaaday.

Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa uu sheegay isagoo ka hadlayay Kulankii Maanta ee Xildhibaanada Galmudug Xilka Uga qaadeen in uusanAqabali doonin Go’aanka Xildhibaanada Galmudug islamarkaana uusan aqoonsaneen,

“kulankastaa oo ay yeshaan Xildhibaanada Carqalada iyo Xiisada siyaasadeed Cadaado kawada iyo go’aan kastaa oo ay gaaraan ma ahan mid aan aqoonsan doono oo waan ka soo horjeedaa ayuu yiri Mr Guuleed”.

Mudooyinka waxaa jira Xiisad Siyaasadeed oo kacsan oo u dhaxeysan Madaxda Maamulka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Glamudg kuwaas oo ka soo horjeeda Hogaanka Maamulkaasi.

. Wararkii Ugu Dambeeyey–Somali News updates

Ku xidhnow: xogtashacabka24.com

Nagala soo xidhiidh: xogta247@gmail.com

Daaloco warar kale oo xiiso badan

Fikirkaaga hoos ku soo qor

Readers Comments (0)






WARARKII HORE

DEG DEG+LIVE JOWHAR: Taliyihii Ciidamada Booliska Gobolka Shabeelaha Dhexe oo Caawa Qarax Lagu Dilay+Xaalada Magaalada oo caawa Qasan

January 21, 2017
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku waramaya in Caawa Rag hubeysan ay Bambo Gacmeed ku weerareen ...

XOG: Amiirka Al-Shabaab oo Xaalad halis ah galay iyo Kooxda oo doortay Hogaamiye Cusub (Magaca iyo Sawirka)

January 21, 2017
Kooxda AlShabaab ayaa yeelatay hogaamiye KMG ah kadib markii uu xaalad xanuun oo halis ah uu galay hogaamiyihii ...

WAR DAG DAG AH: Dab mar labaad ka kacay Muqdisho iyo xaalada oo…?

January 21, 2017
Dab ayaa caawa salaadii cishaha kadib uu dab ka kacay Suuq ku yaalla Dagmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ...

XOG + SAWIRRO: Xasan Sheekh oo helay Codadka Xildhibaanada Beesha…

January 21, 2017
Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sii xoojiyay olalaha uu ugu jiro inuu mar kale noqdo madaxwaynaha ...

DHAGEYSO: Go’aan ka soo baxay kulankii Sheekh Shariif, Faroole iyo Guddoomiye Jawaari {Sawirro}

January 21, 2017
Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Cabdiraxmaan Faroole, Canab Maxamed Daahir iyo Maxamed Axmed Jabarti, ayaa la kulmay Prof’ Jawaari waxayna ...

Jawaari oo Deg Deg isugu yeeray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha.

January 21, 2017
War hadda ay heshay shabakada wararka ee Xogtashacabka24.com ayaa waxay sheegayaan in Kulan xasaasi ah islamarkaana ay Albaabada ...

TOP: Maxaa sababay in uu Musharax Farmaajo Jawaari ka helo Taageero lama filaan ah..?(Xog).

January 21, 2017
Musharaxa xilka madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wuxuu helaya taageero xoogan si uu unoqdo dalka madaxwaynaha ...

Jawaari oo Deg Deg isugu yeeray Musharraxiinta xilka Madaxweynaha.

January 21, 2017
War hadda ay heyshay Wakaalada Warqaad.com ayaa waxaa ay sheegayaan in Kulan xasaasi ah islamarkaana ay Albaabada u ...

Madaxwayne Trump Oo Durba Sexeexay Arrin yaab leh..

January 21, 2017
Madaxwaynaha cusub ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa horay ka bilaabay tirtiradda raadadkii madaxweyne Obama uu kaga tagay ...

MAQAAL: Maxaa la isku waayaa…?

January 20, 2017
Waxaa badan in bani aadamku isku wada maandhaafsanyahay oo ay badatay in la heshiini waayo.. Marka hore aan isku ...