Sunday, June 25th, 2017
.

Akhriso: Maxa Sababay In mar labaad La Doorto Jawaari..?

Published on January 11, 2017 by   ·   No Comments

Wuxuu dhashay 1945, wuxuuna ku dhashay dagmada Afgooye, Shahaadada 2aad ayuu ka heysaa Qaanuunka, wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka ayuu ahaa(1984-1990), waxaa uu xubin ka noqdey dhowr guddi oo dastuurka ah sida guddiga diyaariyay dastuur KMG ah 1990-kii, Lataliyaha UNDP ee dastuurka hadda dalka lagu maamulo iyo markii dambe guddoomiyaha guddiga khubaradaha ah ee dib-u-eegista dastuurka ilaa 2012-kii loo doortay guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ah, Jawaari waxaa uu ku hadlaa 5 luqad.

Mr. Jawaari oo baarlamaanka federaalka ah kalsooni ka raadinaya waxaa uu yiri:

“Waxaad igu qiimeysaan labo qodob oo kaliya, tan koowaad; Khibrad, tan labaad waxaad igu qadarineysaa hiigsiga aragtideyda aan jeclahay inaan idinku hoggaamiyo haddii aad isiisaan kalsoonidiinna oo aad ii doorataan guddoonka golaha shacabka”.

Hadalkaan ayaa sabab wayn u ah in dib loo doorto guddoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari

.

Nagala Soo Xiriir

xogta247@gmail.com

Readers Comments (0)




ADS




About us: